Skip Content

af-Soomaali

Toynbee Hall waa urur samal ah oo kuna yaala bariga London, shaqooyina u qabta dadka degan xaafadaha u dhow.

Shaqooyinka  aanu qabano waxa ka mida:

  • Talooyin  xaga Deynta ah
  • Talooyin  xaga sharciga ah
  • Taakulyan dadka ka weyn 50 sano ee ku nool Tower Hamlets iyo City of London
  • Fasalo luqada Ingiriisiga oo Dumarka ah
  • Gacan qabasho sidii aad lacagtaada u maamulan lahayd

Haddaad rabto in aad ogaato macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sidii aanu kuu caawin lahayn,  fadlan la soo xidhiidh.

La soo hadal: 020 7247 69 43

E-mail: info@toynbeehall.org.uk

Haddii kale nagu soo booqo xafiiska kulanka ee 28 Commercial Street, London E1 6LS